hormaridQaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb FeminineMacnaha:eeg hormar².Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar00
hormarQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:Koritaan dhaqaale, siyaasad, dhaqan oo la gaaro. ld horummar.1. Ka soo horrayn. 2. Horay u socosho.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur00