hormar

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. Koritaan dhaqaale, siyaasad, dhaqan oo la gaaro. ld horummar.
  2. 1. Ka soo horrayn. 2. Horay u socosho.

horummar

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld hormar¹.