hormosalaadidQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounMacnaha:eeg hormosalaad². ld qamaamid.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
hormosalaadQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:Ku soo yaacidda meel wax yaalliin ama wax ka dhaceen lagu soo yaaco. ld qamaan¹.Meel ay wax yaalliin ama wax ka dheceen ku yaacid. ld qamaan².Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0
qamaamidQaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb FeminineMacnaha:eeg qamaan².Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0