qamaamid

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg qamaan².
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

qamaan

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. Ku soo yaacidda meel wax yaalliin ama wax ka dhaceen lagu soo yaaco.
  2. Meel ay wax yaalliin ama wax ka dheceen ku yaacid.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur