horrad

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. 1. H. ah: neef dhalay oo xeradii ilmuhu ugu jireen u cararaya. 2. ld horrasho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

horrasho

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg horro. ld horrad (2).
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur