horrasho

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg horro. ld horrad (2).
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

horro

Qaabnax: Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3

Isrogrogga: (-aday, -atay)

Macnaha:

  1. Neef ido ah oo ilmihiisu xerada looga reebay, galabnimo dhanka aqalka u soo cararid.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur