hortegid

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg hortag². ld hortag¹.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

hortag

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld hortegid.
  2. 1 (-gay, -gtay; -tegi) 1. (f.g) Cid dan laga leeyahay u tegid. 2. (f.mg) Ka h.: wax agtooda ka fogaansho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur