hoynQaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb FeminineMacnaha:eeg hoo³. ld hoyin.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
hooQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounMacnaha:Siinta cid wax la siiyo.1. Cid wax loo soo taagay ama la siiyey qaadasho. 2. H.!: qabo!, qaado.1. Xoolo, dad iwm habeen meel bariisiin. 2. Xoolo, dad iwm hoy gelin. 3. Hanti aan deyn ahayn oo cid u baahan siin. ld hoy², hoyi.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0
hoyinQaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb FeminineMacnaha:ld hoyn.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0