huluuqQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:1. Qaab loo tolo dharka la xiranayo. 2. ld huluuqid.Si debacsan oo kala fog-fog dhar u tolid.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
huluuqidQaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb FeminineMacnaha:eeg huluuq². ld huluuq¹ (2).Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0