humbuluuluqQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:Meel oogada ka mid ah oo gubatay dabadeed biyo gashatay. ld hambalaalaq¹ (2).Meel gubatay biyo gashasho. ld hambalaalaq².Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar00
hambalaalaqQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:1. Kala daadsanaan. 2. ld humbuluuluq¹.1. Cid kala daadsanaansho. 2. ld humbuluuluq².Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur00