humbuluuluqidQaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb FeminineMacnaha:eeg humbuluuluq². ld hambalaalaqid.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar00
humbuluuluqQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:Meel oogada ka mid ah oo gubatay dabadeed biyo gashatay. ld hambalaalaq¹ (2).Meel gubatay biyo gashasho. ld hambalaalaq².Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur00
hambalaalaqidQaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb FeminineMacnaha:1. eeg hambalaalaq². 2. ld humbululuuqid.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur00