humo

Qaabnax: Fal Gudbe3 | Verb Transitive3

Isrogrogga: (-untay, -umatay)

Macnaha:

  1. Maro duug ah tolasho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur