habow
Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun
Macnaha:
- 1. Dhumidda laga dhumo jidka toosan. 2. ld haabab. H. ah: qof jidkii toosnaa ka dhumay. 3. H. ah: dad cayr la dalaabay. 4. ld habaabid.
- 1. Jidka toosan ka lumid. 2. Cayrnimo la dalaabid.
Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun
Macnaha:
Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine
Macnaha: