hunguricad
Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun
Macnaha:
- 1. Xubin dhuunta ka mid ah oo neeftu marto. 2. ld hunguri.
- (c.nafl.) Dhuun haweedka lafdhabarleyda neefta qaadataa: waa dhuun hawada ka soo qaadda hunguri cadka una gudbisa farac hunguri cadka, waxa adkeeya maraaryo qaybo ah oo carjaw ka samaysan.

