huq

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. 1. Dareen xooggan oo murugo leh. 2. Uurkutaallo.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

uurkutaallo

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. Dareen iyo uurxumo gocasho ku dheehan tahay leh.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur