huruuf

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. 1. Astaan wejiga laga muujiyo oo cid colaad loogu muujinayo. 2. ld huruufid.
  2. Cid colaad wejiga uga muujin.

huruufid

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg huruuf². ld haruuf¹, haruufid, huruuf¹ (2).