huruufidQaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb FeminineMacnaha:eeg huruuf². ld haruuf¹, haruufid, huruuf¹ (2).
huruufQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:1. Astaan wejiga laga muujiyo oo cid colaad loogu muujinayo. 2. ld huruufid.Cid colaad wejiga uga muujin.