huuri
Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun
Isrogrogga: (-iyaal, m.l/dh/-iyo, m.dh)
Macnaha:
- Gaadiid badeed yar, bedenka ka yar oo lagu kalluumaysto.
- 1. Wax meel aan dabayl lahayn dhigid. 2. Cid xabbisid.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

