huyucsan

Qaabnax: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4

Isrogrogga: (-naa, -nayd)

Macnaha:

  1. Wax qaab xun oo aan kala baxsanayn leh ahaansho. ld hunyucsan.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

hunyucsan

Qaabnax: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4

Isrogrogga: (-naa, -nayd)

Macnaha:

  1. ld huyucsan.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur