huyucsanaanQaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb FeminineMacnaha:eeg huyucsan. ld hunyucsanaan, hunyucsanaansho, hu-yucsanaansho.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar00
huyucsanQaabnax: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4Isrogrogga: (-naa, -nayd)Macnaha:Wax qaab xun oo aan kala baxsanayn leh ahaansho. ld hunyucsan.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur00
hunyucsanaanQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounMacnaha:ld huyucsanaan.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur00
hunyucsanaanshoQaabnax: Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/FeminineMacnaha:ld huyucsanaan.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur00