ibamaridQaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb FeminineMacnaha:eeg ibamar². ld ibamar-yeyn. Lamidka: ibamar, ibamar-yeyn
ibamarQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:Maridda hal irmaan afarta naas laga maro. ld ibamaryo. Hal irmaan afarta naas ka marid. ld ibamaryee. Lamidka: ibamaryo