ibamar
Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun
Macnaha:
- Maridda hal irmaan afarta naas laga maro. ld ibamaryo.
- Hal irmaan afarta naas ka marid. ld ibamaryee.
Lamidka: ibamaryo
Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun
Macnaha:
Lamidka: ibamaryo
Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun
Macnaha:
Lamidka: ibamar
Qaabnax: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2
Isrogrogga: (-yeeyay, -yeysay)
Macnaha:
Lamidka: ibamar