ibamaryeeQaabnax: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2Isrogrogga: (-yeeyay, -yeysay)Macnaha:ld ibamar². Lamidka: ibamar
ibamarQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:Maridda hal irmaan afarta naas laga maro. ld ibamaryo. Hal irmaan afarta naas ka marid. ld ibamaryee. Lamidka: ibamaryo