iclaanQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:War la sheego oo aad loo faafiyo oo dadka la wada garsiiyo; ogeysiis. Lamidka: ogeysiis
ogeysiisQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:1. War la rabo in cid loo sheego. 2. ld ogeysiin.Lamidka: ogeysiin