ogeysiis

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. 1. War la rabo in cid loo sheego. 2. ld ogeysiin.

Lamidka: ogeysiin

ogeysiin

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg ogeysii. ld ogeysiis (2).

Lamidka: ogeysii, ogeysiis