icraab
Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun
Isrogrogga: (-bo, m.l)
Macnaha:
- (nax.) Dhismaha qaybaha naxwe ee ay weeri ka koobantahay.
- (nax.) Qaybaha naxwe ee ay weer ka koobantahay sheegid. ld icraabi.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

