icraabidQaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb FeminineMacnaha:eeg icraab². ld icraabin, icraabis¹. Lamidka: icraab, icraabin, icraabisSource: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar00
icraabQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounIsrogrogga: (-bo, m.l)Macnaha:(nax.) Dhismaha qaybaha naxwe ee ay weeri ka koobantahay. (nax.) Qaybaha naxwe ee ay weer ka koobantahay sheegid. ld icraabi. Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur00
icraabinQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounMacnaha:ld icraabid. Lamidka: icraabidSource: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur00
icraabisQaabnax: Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/FeminineMacnaha:ld icraabid. Lamidka: icraabidSource: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur00