ictikaaf

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. Fadhi masaajidka gudahiisa muddo la fariisto oo cibaado loo niyoodo.
  2. Cibaado awgeed masaajid ku raagid
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur