ictikaafidQaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb FeminineMacnaha:eeg ictikaaf². Lamidka: ictikaafSource: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
ictikaafQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:Fadhi masaajidka gudahiisa muddo la fariisto oo cibaado loo niyoodo. Cibaado awgeed masaajid ku raagidSource: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0