idaacad

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Isrogrogga: (-dyo, m.l)

Macnaha:

  1. Warka raadiyaha ama TVga laga sii daayo. ld idaaco.

Lamidka: idaaco

Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

idaaco

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. ld idaacad.

Lamidka: idaacad

Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur