idaadid

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg idaad².

Lamidka: idaad

idaad

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Isrogrogga: (-do, m.l)

Macnaha:

  1. 1. Bir qaroofan oo mallayga lagu dabo. 2. Laqanyo.
  2. Laqanyo dareemid.

Lamidka: laqanyo