idaadQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounIsrogrogga: (-do, m.l)Macnaha:1. Bir qaroofan oo mallayga lagu dabo. 2. Laqanyo. Laqanyo dareemid.Lamidka: laqanyoSource: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar00
laqanyoQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounMacnaha:(daaw.) Liidaanyo ay keenaan baruur iyo subag badan oo la cunay; ladaadyo; lallabbo.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur00