iftiimi

Qaabnax: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2

Isrogrogga: (-iyay, -isay)

Macnaha:

  1. ld ifi.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

ifi

Qaabnax: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2

Isrogrogga: (-iyay, -isay)

Macnaha:

  1. 1. Wax iftiin ku qabasho. 2. Raadraac yar arrin iwm ka bixin. ld iftiimi.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur