kaarbuunoQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounIsrogrogga: (-ooyin, m.l)Macnaha:Aalad batari ku shaqaysa oo gacanta lagu qabsado waxna lagu iftiimiyo; toosh. ld karbuuno.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
karbuunoQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounIsrogrogga: (-ooyin, m.l)Macnaha:ld kaarbuuno.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0