igdhid

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg igar².
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

igar

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Isrogrogga: (-rro, m.dh)

Macnaha:

  1. Neef irmaan oo aan ilmo lahayn oo la maalo (oo cucub lagu sasabo loo sameeyey). ld eger.
  2. Sac ama hal dhashay si caanihiisa loo wada helo ilmo ka gawricid.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur