igar
Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun
Isrogrogga: (-rro, m.dh)
Macnaha:
- Neef irmaan oo aan ilmo lahayn oo la maalo (oo cucub lagu sasabo loo sameeyey). ld eger.
- Sac ama hal dhashay si caanihiisa loo wada helo ilmo ka gawricid.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

