ijaaroQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounMacnaha:ld ijaar¹.Guri, baabuur iwm ijaar ka qaadasho ka baxsasho.
ijaarQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounIsrogrogga: (-rro, m.dh)Macnaha:1. Lacag laga helo guri baabuur iwm oo kireysan, kiro. 2. I. ah: guri, baabuur iwm oo dadka isticmaalaya lacag laga qaado. ld ajuuro, ijaaro¹.Guri, baabuur, iwm cidda isticmaalaysa lacag si joogto ah uga qaadid.