ijaar

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Isrogrogga: (-rro, m.dh)

Macnaha:

  1. 1. Lacag laga helo guri baabuur iwm oo kireysan, kiro. 2. I. ah: guri, baabuur iwm oo dadka isticmaalaya lacag laga qaado. ld ajuuro, ijaaro¹.
  2. Guri, baabuur, iwm cidda isticmaalaysa lacag si joogto ah uga qaadid.

ajuuro

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. ld ijaar¹.

ijaaro

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. ld ijaar¹.
  2. Guri, baabuur iwm ijaar ka qaadasho ka baxsasho.