ikhtilaafidQaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb FeminineMacnaha:eeg ikhtilaaf². ld iskhilaafid.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
ikhtilaafQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:Isweydaar; ismaandhaaf; heshiis la'aan. ld iskhilaaf¹.Isweydaarasho; isku diidid (arrin). ld iskhilaaf².Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0
iskhilaafidQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounMacnaha:ld ikhtilaafid.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0