ikhtilaaf

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. Isweydaar; ismaandhaaf; heshiis la'aan. ld iskhilaaf¹.
  2. Isweydaarasho; isku diidid (arrin). ld iskhilaaf².

isweydaar

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. Iska-horimaad; isdhaaf.
  2. 1. I. ah: lug iyo addin aan isku dhinac ahayn. 2. I. ah: isdhaafidda la isu dhaafo labo jaho oo isku cid ah.

ismaandhaaf

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. Isfahmiwaayid laba qof ama ka badan ka dhex dhacda.
  2. Laba qof ama ka badan isfahmiwaayid.

iskhilaaf

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld ikhtilaaf¹.
  2. ld ikhtilaaf².