il-adagQaabnax: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4Isrogrogga: (-dkaa, -dkayd)Macnaha:ld il-adayg².Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
il-adaygQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:Dhiirranaan iyo gabbasho la'aan uu qof leeyahay. ld il-adkaan.Wax si cabsi iyo gabbasho la'aan ah ugu dhiirrasho.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0