il-adayg

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. Dhiirranaan iyo gabbasho la'aan uu qof leeyahay. ld il-adkaan.
  2. Wax si cabsi iyo gabbasho la'aan ah ugu dhiirrasho.

il-adkaan

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. eeg il-adag. ld il-adayg¹, il-adkaansho.