ilaahcaabudQaabnax: Magac Lab Khabar | Noun Masculine PredicateMacnaha:(dii.) I. ah: qof Ilaah ka baqa oo cibaado badan. ld allacaabud.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
allacaabudQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:ld ilaahcaabud.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0