ilaxirQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:ld ilxir.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
ilxirQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounIsrogrogga: (-rro, m.dh)Macnaha:1. Maro, derin iwm oo aqal, qol, iwm lagu kala qoqobo. 2. Inta ka dambeysa ilxirka oo la seexdo (qolka). ld ila-xir.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0