ilxir
Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun
Isrogrogga: (-rro, m.dh)
Macnaha:
- 1. Maro, derin iwm oo aqal, qol, iwm lagu kala qoqobo. 2. Inta ka dambeysa ilxirka oo la seexdo (qolka). ld ila-xir.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

