ilduufidQaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb FeminineMacnaha:eeg ilduuf².Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
ilduufQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:1. Hog aan loo baahnayn oo laga guuro ama laga qaado ama la dego (shax). 2. Jidkii loo baahnaa oo laga habaabo.1. Hogaan loo baahnayn ka guurid, ka qaadid ama degid. 2. Jidkii loo baahnaa ka habaabid.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0