ilhaamid

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg ilhaan².
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

ilhaan

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. (dii.) Wax qof maskaxdiisi ku soo dhaca oo xagga Alle uga yimid.
  2. Wax qof maskaxdiisi ku soo dhaca oo xagga Alle uga imaansho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur