ilhaanQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounMacnaha:(dii.) Wax qof maskaxdiisi ku soo dhaca oo xagga Alle uga yimid.Wax qof maskaxdiisi ku soo dhaca oo xagga Alle uga imaansho.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0