ilmiliqsiQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:ld ilbiriqsi.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
ilbiriqsiQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounIsrogrogga: (-iyo, m.dh)Macnaha:Muddada u dhexeysa il baalasheeda si deg deg ah la isugu qabtay, degdegna loo kala qaaday. ld ilbidhiqsi, ilbiliqsi, ilmilicsi, ilmiliqsi.1. (fiis.) Halbeeg cabbiraadeed oo waqti oo la eg hal-lixdaneed daqiiqo. 2. (juqr.) Halbeeg cabbiraaddeed oo lool iyo dhig oo la eg hal-lixdaneed daqiiqo.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0