ilqabato

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. 1. ld ilqabad. Qurux indhuhu aad u soo jiita. 2. I. ah: wax indhaha lagu arki karo, iyadoon wax qalab ah la adeegsan.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

ilqabad

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld ilqabato (1).
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur